Tafsiirka Quranka Sh. Dirir APK

Version 2.0 - com.tafsiirka.qurantranslation
tafsiirka,qurantranslation,tools,quranka,dirir

Application-kan ka dhagayso Tafsiirka Quranka oo dhan codka Sheekh Maxamed Dirir

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir apk

APP Information

Download Version 2.0 (213)
Apk Size10.87 MB
App DeveloperSomali Islamic Library
Malware CheckTRUSTED
Install on Android5.0 and up
App Packagecom.tafsiirka.qurantranslation.apk
MD58ccdc43e171e3e3b1aa22e15a6b2cd4b
Rate1

Download Tafsiirka Quranka Sh. Dirir 2.0 APK

App Description

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir is tafsiirka,qurantranslation,tools,quranka,dirir, content rating is Everyone (PEGI-3). This app is rated 1 by 1 users who are using this app. To know more about the company/developer, visit Somali Islamic Library website who developed it. com.tafsiirka.qurantranslation.apk apps can be downloaded and installed on Android 5.0 and higher Android devices. The Latest Version of 2.0 Available for download. Download the app using your favorite browser and click Install to install the application. Please note that we provide both basic and pure APK files and faster download speeds than APK Mirror. This app APK has been downloaded 60+ times on store. You can also download com.tafsiirka.qurantranslation APK and run it with the popular Android Emulators.

Bismillahi Raxmaani Raxiim, 
Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Application-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur’anka oo afsoomali ah ee codka Sh.Maxamed Dirir ilaahay ajar iyo xasanaad ha kasiiyo. 
Waxaan ku dadaalnay in application-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur’aanka u dhagaysto.
Astaamaha uu leeyahay application-kan
1.	In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga. 
2.	In aad aayada aad rabto dooran karto.
-	taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto. 
3.	In aad qaari’a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari’ oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.
4.	In Marka aad suurada,aayada iyo Qaari’a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii  aayadana kitaabka uga aragto.
5.	In aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay. 
6.	Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.
7.	Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa. 
8.	 Qari’iin cusub 
9.	Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.
10.	Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad
a.	Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka  aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
b.	 Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama “Alarm” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto
c.	Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir 
Features-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa’idno.
InshaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo kale ayaan ku soo dari doonaa. 
Mahadsanidiin. 

App ChangeLog

  • Qari’iin cusub
  • Turjumaadka quranka luqada Ingriisiga
  • Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidan karto
  • Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya Tafsiirka Sh.dirir

App Screens

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir App Screen 1Tafsiirka Quranka Sh. Dirir App Screen 2Tafsiirka Quranka Sh. Dirir App Screen 3

Apk scan results


Apk Scaned By TotalVirus Antivirus,com.tafsiirka.qurantranslation.apk Was Pure And Safe.

Scan Stats:harmless:0|type-unsupported:12|suspicious:0|confirmed-timeout:0|timeout:6|failure:0|malicious:0|undetected:58|
Name:
SHA-1:0efae37685cf1fa95c0db260578bb2c5b1c40a77
SHA-256:ce7dc09704275901d24c18191630f6e6b16a8fab6200fbc33ef5418b6a21af38
SSDEEP:196608:lJo3s+0G/0OeWgFze1Xwd2aMWKGhdpsVYtM+mTgeVTSV311hB8/1jhvi7UGJE+te:lG3sQnoDd2a7hDsVY3VsTuFTa/1jtiQJ
File type:Android
Magic:Zip archive data, at least v2.0 to extract, compression method=deflate
File size:11399604
Uncompressed Size:20995054
Contained Files	:1604
Contained Files By Type:xml:133,bin:1,gz:1,otf:2,dex:2,png:115,ttf:5,PNG:1,

Older Versions

More Android Apps to Consider