Tamaam Taksi Driver APK

Version 1.9.2 - com.tamaamtaxi.darawal
tamaamtaxi,darawal,travel,local,tamaam,taksi,driver

Tamaam E-services waxa uu kuu abuurayaa fursad shaqo. Fadlan lahadal 331.

Tamaam Taksi Driver apk

APP Information

Download Version 1.9.2 (11)
Apk Size16.11 MB
App DeveloperTamaam Taxi
Malware CheckTRUSTED
Install on Android4.4.x and up
App Packagecom.tamaamtaxi.darawal.apk
MD5842110e74b90bca8367526a0f8871ba4
Rate5
Website https://www.taaamservices.com

Download Tamaam Taksi Driver 1.9.2 APK

App Description

Tamaam Taksi Driver is tamaamtaxi,darawal,travel,local,tamaam,taksi,driver, content rating is Everyone (PEGI-3). This app is rated 5 by 1 users who are using this app. To know more about the company/developer, visit Tamaam Taxi website who developed it. com.tamaamtaxi.darawal.apk apps can be downloaded and installed on Android 4.4.x and higher Android devices. The Latest Version of 1.9.2 Available for download. Download the app using your favorite browser and click Install to install the application. Please note that we provide both basic and pure APK files and faster download speeds than APK Mirror. This app APK has been downloaded 11+ times on store. You can also download com.tamaamtaxi.darawal APK and run it with the popular Android Emulators.

Tamaam Taxi
Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.
Car rental 
Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.
Food delivery 
Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.
Water truck delivery 
Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.
Plumber 
Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.
Electrician
Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga. 

App ChangeLog

  • Bugs Fixed

App Screens

Tamaam Taksi Driver App Screen 1Tamaam Taksi Driver App Screen 2Tamaam Taksi Driver App Screen 3Tamaam Taksi Driver App Screen 4Tamaam Taksi Driver App Screen 5Tamaam Taksi Driver App Screen 6Tamaam Taksi Driver App Screen 7Tamaam Taksi Driver App Screen 8Tamaam Taksi Driver App Screen 9Tamaam Taksi Driver App Screen 10Tamaam Taksi Driver App Screen 11Tamaam Taksi Driver App Screen 12

Apk scan results


Apk Scaned By TotalVirus Antivirus,com.tamaamtaxi.darawal.apk Was Pure And Safe.

Scan Stats:harmless:0|type-unsupported:11|suspicious:0|confirmed-timeout:0|timeout:4|failure:0|malicious:0|undetected:58|
Name:
SHA-1:bbdd03c89035faa44799b1ded3e32543ad8d967e
SHA-256:9e72652768a1b927d98dadafb9f52fd5a651fb0b0d70b648c89662416438e99a
SSDEEP:393216:sJ0YXkEVVFNP97u1fCwLR0mnB8t20XWAbe6d+lRw:sJ0YXkE33P97u1fj3neU0G+tdqw
File type:Android
Magic:Zip archive data
File size:16892975
Uncompressed Size:23216694
Contained Files	:2855
Contained Files By Type:xml:50,bin:1,MF:1,pro:3,gz:1,otf:3,RSA:1,dex:3,SF:1,txt:2,ttf:15,

Older Versions

More Android Apps to Consider

Google Play Reviews

  1. Liban Abdoulkarim-avatar

    Liban Abdoulkarim

    Best taxi app in SLD!

  2. Loyer Abdala93-avatar

    Loyer Abdala93

    Exactly it is not a good app because it need hight internet so that it is impossible

  3. Ayaan Axmed-avatar

    Ayaan Axmed

    It's a good program and so nice Rumahaanti waa kafarxiye qofki ubaahna

  4. Abdirizaq Omer Abdilahi-avatar

    Abdirizaq Omer Abdilahi

    It's a nice and helpful application

  5. Ibrahim Abdirahman-avatar

    Ibrahim Abdirahman

    It's good app.

  6. Arafat online market-avatar

    Arafat online market

    Masha allah app aad logu bahna

  7. Maxamed Ismaaciil-avatar

    Maxamed Ismaaciil

    Xxnx a good

  8. Ahmed Xeef-avatar

    Ahmed Xeef

    it is important app

  9. Ahmed Abti Qli-avatar

    Ahmed Abti Qli

    Mazhalah dhalinyartii bilaa camal ahaa shaqo weey Helen tamaam God apps waad ku mahadsantihiin fursad shaqo

  10. Ismacil Cilmi Cali Ismaciil Bilaawe-avatar

    Ismacil Cilmi Cali Ismaciil Bilaawe

    Waan ku qancay adeeggan