Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka APK

Version 3.0 - al_quran.somali.koran.islamic.quran
al_quran,somali,koran,islamic,quran,lifestyle,tafsiir,quraan

MP3 / Audio / Tafsiir Af Soomaali Quran (Quraanka Kariimka) Somali Qur'aan

Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka apk

APP Information

Download Version 3.0 (8)
Apk Size4.01 MB
App DeveloperHoly Quran Apps
Malware CheckTRUSTED
Install on Android4.1.x and up
App Packageal_quran.somali.koran.islamic.quran.apk
MD53d75d9f1ed8664a0e5c05a3b07c9069a
Rate5
Website https://al-quran.app/

Download Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka 3.0 APK

App Description

Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka is al_quran,somali,koran,islamic,quran,lifestyle,tafsiir,quraan, content rating is Low Maturity (PEGI-12). This app is rated 5 by 1 users who are using this app. To know more about the company/developer, visit Holy Quran Apps website who developed it. al_quran.somali.koran.islamic.quran.apk apps can be downloaded and installed on Android 4.1.x and higher Android devices. The Latest Version of 3.0 Available for download. Download the app using your favorite browser and click Install to install the application. Please note that we provide both basic and pure APK files and faster download speeds than APK Mirror. This app APK has been downloaded 1716+ times on store. You can also download al_quran.somali.koran.islamic.quran APK and run it with the popular Android Emulators.

Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.
 

App ChangeLog

  • Tafsiir Quraan MP3
  • Af Soomaali Quraanka Kariimka
  • MP3 / Audio
  • Tafsiir Af Soomaali Quran
  • Quraanka Kariimka
  • Somali Qur'aan

App Screens

Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 1Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 2Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 3Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 4Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 5Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 6Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 7Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 8Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 9Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 10Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 11Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 12Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 13Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 14Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 15Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App Screen 16

al_quran.somali.koran.islamic.quran.apk

Apk scan results


Apk Scaned By TotalVirus Antivirus,al_quran.somali.koran.islamic.quran.apk Was Pure And Safe.

Scan Stats:harmless:0|type-unsupported:11|suspicious:0|confirmed-timeout:0|timeout:3|failure:0|malicious:0|undetected:60|
Name:al_quran.somali.koran.islamic.quran.apk
SHA-1:01b432786ec35ff0f014fec207bebea7c454b212
SHA-256:86230365a07aa872d6c84591a15b8bc1f4cd42b02c921ff0bd25251aeab51778
SSDEEP:98304:VOUeZU2eLcVT4J2LKifOR+cp1/EDoXTmCkP:8rm2owUxifsoEs
File type:Android
Magic:Zip archive data
File size:4206537
Uncompressed Size:8113157
Contained Files	:811
Contained Files By Type:xml:293,dex:1,MF:1,RSA:1,jpg:2,js:6,css:6,swf:1,ttf:1,SF:1,png:325,

Older Versions

More Android Apps to Consider

Google Play Reviews

  1. HAFSA ABDI-avatar

    HAFSA ABDI

    its great book mashaAllah, it would have been even better if the arabic reading of the surahs are written along the meaning

  2. Huntèr Phahad-avatar

    Huntèr Phahad

    It is a great thing to translate quraan by somali mashaallah

  3. Muumin Hassan-avatar

    Muumin Hassan

    Very good app for me and people like me it's my best interest

  4. Abukar Salaad-avatar

    Abukar Salaad

    It's great thing to see the allah's koran wich translates our somali language ❤❤❤

  5. A Google user-avatar

    A Google user

    Very best book ever in the world, Download it now.

  6. A Google user-avatar

    A Google user

    thank you so much the effort I really enjoyed it the beautiful reciting the Quran zajaka Allahu kairan

  7. yaska lion-avatar

    yaska lion

    Including Excellence apps l am happy and glad to get thanks alot

  8. Ismail A. Mohamed-avatar

    Ismail A. Mohamed

    Best, keep acting, really good

  9. abdirizak afweyne-avatar

    abdirizak afweyne

    you have done more usefull app, but there is errors for typing

  10. SAALAH ARAB-avatar

    SAALAH ARAB

    Great app its really helpfull thanks allah and thank you