Qaryaan Zeko APK
Version 1.0 - com.qaryaanzeko.qaryaanzekoqaryaanzeko,social,qaryaan,zeko

APP Information
Download Version | 1.0 (1) |
Apk Size | 1.96 MB |
App Developer | Eng Xaliye |
Malware Check | TRUSTED |
Install on Android | 4.0.x and up |
App Package | com.qaryaanzeko.qaryaanzeko.apk |
MD5 | 7f2d9ca55adcfcf8d92a1e10c2e78bd1 |
Rate | 5 |
Website | https://qaryaanzeko.com |
Table of Contents
Download Qaryaan Zeko 1.0 APK
App Description
Qaryaan Zeko is qaryaanzeko,social,qaryaan,zeko, content rating is Everyone (PEGI-3). This app is rated 5 by 1 users who are using this app. To know more about the company/developer, visit Eng Xaliye website who developed it. com.qaryaanzeko.qaryaanzeko.apk apps can be downloaded and installed on Android 4.0.x and higher Android devices. The Latest Version of 1.0 Available for download. Download the app using your favorite browser and click Install to install the application. Please note that we provide both basic and pure APK files and faster download speeds than APK Mirror. This app APK has been downloaded 4+ times on store. You can also download com.qaryaanzeko.qaryaanzeko APK and run it with the popular Android Emulators.
Waxan ahay Hal-abuur ku maansooda afka soomaaliga ah ee hodanka ah. Ujeeddada aan u sameeyey (App) kan, waa in aan ku gaadhsiiyo bulshadayda Suugaan faa’iido u leh, kana hadalysa (D h i i r r g e l i n ta) iyo ku baraarugga nolosha, Waxaa kale oo aad ka heli doontaan suugaan badan oo ka hadalysa Nolosha midabbadeeda, wixii cusub ee aan soo kordhiyana waan soo gelindoonaa In sha allah. Waxa ka mid ah qaybta dhiirrigelinta : Diinkuba tallaabuu rogaa taag yaraan socod. Meel tuuryo gaadhuu ku tegi toban dharaaroode, Adigoo ka tamar weyn maxaa talagal kuu diiday. • Hawada sare xiddigo joogiyo, • Adoo dayax hiigsanaaya. • Ha siin hawadan sokeysa, • Hankaaga daruurta joogta. Qof kastaba hankiisiyo, Intuu hawl-kar leegyahay. Hadaf kaad ka garataa, Gabagabo halkuu dhigo. Ama ruux harraadoo, Biyo lagu habaad noqon. Ama maan hammuun qaba, Oo yoolku hagayoo, Garashadu hagtaad noqon.
App ChangeLog
- Version 1.0